HomeUncategorized

(Dhagayso) Barnaamijka Caawa iyo Daljri Talaado 12 – April – 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim

Boossaaso, Talaado 12 - April - 2016 - Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah:

Mudaharaadayaal Masaari Oo buux dhaafiyey Taxriir iyo Madaxtooyada iyagoo dalbanaya is casilaada Mursi.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.
Dagaallo dad badani ku dhintay oo maalintii labaad ka socda Muqdisho.
Boossaaso, Talaado 12 – April – 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idin kaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah:
 
War murtiyeed la isku raacay oo kasoo baxay shirkii Madasha Qaran ee Muqdisho
 
Wasiirka amniga Puntland oo sheegay in la mamnuucay itoobiyaanka sida sharci-darada ah uga ganacsada deegaannada Puntland.
 
Maxaabiis buux-dhaafiyay xabsiyada Garowe, iyo guddi kala saara maxaabiista oo la magacaabay
 
Hay’adda PDRC oo Karkaar ka wada Olole kor loogu qaadayo Af-soomaaliga iyo Qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: