Deni oo hortagaya Baarlamaanka Puntland  Maalinta Sabtida ah

HomeWararka

Deni oo hortagaya Baarlamaanka Puntland Maalinta Sabtida ah

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Sabtida ah ee soo socota uu hortago Golaha Wakiilada Puntland. Gu

DHUL DAXIISKA KUWACAN IYO NASASHADA ARDAYDA SCHOOLKA SHEEKH XAAMUD SECONDARY (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Sabtida ah ee soo socota uu hortago Golaha Wakiilada Puntland.

Guddoonka Golaha Wakiilada Puntland ayaa qoraal uu u diray Xildhibaannada waxaa uu ku wargeliyay in sabtida ay u diyaar garoobaan Kulanka uu Golaha yeelanayao, isla markaana uu hor-imaanayo Madaxweynaha Puntland.
Madaxweyne Deni ayaa lafilayaa inuu golaha uga warbixinayo ismarin-waaga ka taagan doorashada Soomaaliya iyo mowqifka ay qaadan karto Puntland.

Diiwaanka Wararka
Radio Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: