Degaano katirsan gobalka Bari oo laga hortagayo xaalufka dhirta (dhegayso)

HomeWararka

Degaano katirsan gobalka Bari oo laga hortagayo xaalufka dhirta (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan Deegaanka Macaag ee Gobolka Bari oo kaashanaya Dowladda ,Waxgaradka ,iyo laamaha Amniga, ayaa ku guulaystay in ay soo Afjaraan koo

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo ( dhegayso| daawo )
Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Dahfuray Xafiiska Daryeelka La Nool Aydhiska (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan Deegaanka Macaag ee Gobolka Bari oo kaashanaya Dowladda ,Waxgaradka ,iyo laamaha Amniga, ayaa ku guulaystay in ay soo Afjaraan kooxo iskaashatay oo xaaluf kuhayay dhitra deegaanka kutaalay oo laga shiddo dhuxusha.

Nabadoon Mursan Maxamuud Cabdi , Waxa uu kamidyahay Nabadoonada deegaankaasi sida aadka ah uga shaqeeyay sidii looga dabar jarilaah dadka xaalufka kuhaya deegaanka , Wariye Xasan Heyal ayuu ugawaramay isbadalka kuyumid kadib howlaglkii looga hortaya Xaalufka dhurta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: