Degaano ka tirsan gobalka Galgaduud oo Roob mahiigan ah ka da’ay (Daawo)

HomeWararka

Degaano ka tirsan gobalka Galgaduud oo Roob mahiigan ah ka da’ay (Daawo)

Degmooyin iyo tulooyin ka tirsan gobalka Galgaduud ee Bartamaha somaaliya waxaa ka curtay Roobkii Gu’aga kaas oo dad iyo duunyaba ku diirsadee. Guddoomiye ku xigeenka Degmadda Caabudwaaq Muxiyadiin Cabdi Geele oo Waraysi siyeey Warbaahinta daljir ayaa ka warbixiyeey Cabudwaaq iyo degaanadda kale ee gobalka Galgaduud ee uu roobku helay.

Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq oo ka badbaaday isku day dil
Warka Fiidnimo iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxweynaha Puntland oo Cafis u fidiyay Maxaabis

Degmooyin iyo tulooyin ka tirsan gobalka Galgaduud ee Bartamaha somaaliya waxaa ka curtay Roobkii Gu’aga kaas oo dad iyo duunyaba ku diirsadee.

Guddoomiye ku xigeenka Degmadda Caabudwaaq Muxiyadiin Cabdi Geele oo Waraysi siyeey Warbaahinta daljir ayaa ka warbixiyeey Cabudwaaq iyo degaanadda kale ee gobalka Galgaduud ee uu roobku helay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0