Dayactir Lagu Wado Layrarka Cad-ceeda Ku Shaqeeya ee Boosaaso (Sawirro+cod)

HomeWararka

Dayactir Lagu Wado Layrarka Cad-ceeda Ku Shaqeeya ee Boosaaso (Sawirro+cod)

Magaalada Bosaso ayaa waxaa muddooyinkii ugu dambeeyey ka jirtay dhibaatooyin loo gaysanayay layrarka cadceeda ku shaqeeya kuwaasi oo lagala baxay bet

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Boosaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan, Daljir Bosasso (dhegayso)

Magaalada Bosaso ayaa waxaa muddooyinkii ugu dambeeyey ka jirtay dhibaatooyin loo gaysanayay layrarka cadceeda ku shaqeeya kuwaasi oo lagala baxay beteriyada ay ku shaqaynayeen.

Layrarkan ayaa horay waxaa uu u ahaa deeq beesha caalamka ay bixiyeen oo kor loogu qaadayo bilicda magaalooyin badan oo ku yaala Puntland.

Duqa magaalada Bosaso Yaasiin Mire ayaa shacabka faray inay xil iska saaraan masuuliyadda layrarka oo ah hanti shacabku ay leeyihiin , waxaana uu ka warbixiyay hagaajin ay dowladda hoose ku bilowday layrarka xumaaday.

WARAYSI+SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • Mansha Allh boosaasa deeqa bari soomalaya viva m dhulkeena

  • Dayactir Lagu Wado Layrarka Cad-ceeda Ku Shaqeeya ee Boosaaso wan soo dhaweynaya howsha wacan ee dagamad kasocota waxan ku bogaadinayaa godomiyaha dagmada iyo gola deeegaanka bosaso

DISQUS: