Dagaal ka dhacay duleedka Guriceel & khasaaro ka dhashay

HomeWararka

Dagaal ka dhacay duleedka Guriceel & khasaaro ka dhashay

Dagaal xoogan ayaa Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Al-Shabaab waxaa uu ku dhexmaray degaanka Jaaw oo 57km

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo safar ku maraya gobolada DAAWA & LIIBAAN
XUKUUMADDA XILGAARSIIKA DALKA OO DADAAL DHEER UGA JIRTA CIRIBTIRKA GUDNIINKA GABDHAHA (DAAWO)
Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in dalka ay kajirto Abaar daran

Dagaal xoogan ayaa Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo Al-Shabaab waxaa uu ku dhexmaray degaanka Jaaw oo 57km dhanka Koonfureed kaxiga degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo garab siinaya dadka degaanka ay weerareen degaanka Jaaw oo ay gacanta ku hayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: