Dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya  oo loo gudbiyay Maxkamadda  Hague

HomeWararka

Dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya oo loo gudbiyay Maxkamadda Hague

Ururka ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwac ka dhan

Guddiga doorashada Guddoonka golaha Shacabka oo la Magacaabay
Duqa Bosaaso oo soo kormeeray mashaariic ka socota magaalada (daawo)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ururka ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwac ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague.

”Maxkamadda Dabmiyada Caalamiga way naga aqbashay afarta kiis ee kala ah: Ikraan Tahliil, xasuuqii Baydhabo, Cunaqabateynta Jubbaland & Dhalinyaradii Eretareeya loo qaaday oo Mareykanka & Qaramada Midoobay qiran yihiin ay ka qaybgaleen dagaalka ka dhacay Ismaamulka Tigray, Waxaa baaris ku wadnaa Xasuuqii ka dhacay Dhuusamareeb, Bariire iyo kufsi ka dhacay Doolow & Buulo Xaawo” Ayuu yidhi Garyaqaan Yuusuf oo katirsan ururka Qareennada Soomalaiyeed”

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: