Ciidamo dowladda ka tirsan oo xeebta Marka ay dooni kula degtay

HomeWararka

Ciidamo dowladda ka tirsan oo xeebta Marka ay dooni kula degtay

Ciidamo katirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo watay dooni ay saaranaayeen hub iyo saanad ciidan ayaa lagu la'yahay xeebta magaalada Marka. Wa

Diinyaqaanka Somaliland oo u fadwooday Muuse Biixi: “Halkii aad nagu jihayso dadku waa ku khasbanyahay!”
Weerarkii Bariire oo Galaaftay Wasiiro Isticmaala Baraha Bulshada (AKHRISO)
Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Ciidamo katirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo watay dooni ay saaranaayeen hub iyo saanad ciidan ayaa lagu la’yahay xeebta magaalada Marka.

Wararka ay Daljir ka helayso magaalada Marka ayaa sheegaya in ciidankan ay ka tirsan yihiin Guutada 14 October, waxayna doonta kula degtay meel dhanka bari kaga beegan Xeebta magaalada Marka.

Ciidaada badda ayaa soo bad baadiyay Illaa iyo 10 askari oo uu ku jiro Taliyaha Ciidamadaas waxaana la’yahay illaa sadex askari oo kale.

Warar kala duwan ayaa sheegaya in Ciidamadan ay doonayeen in socdaal dhanka Badda ah ay ku gaaraan magaalada Muqdisho, maadaama magaalada Marka ay Al-Shabaab go’doomiyeen.

Diiwaanka warka.
Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: