Category: Wararka

1 4 5 6 7 8 2,819 72 / 33825 POSTS
DUQA DAGMADA GAALKACYO | XASAN MAXAMED JAAMAC

DUQA DAGMADA GAALKACYO | XASAN MAXAMED JAAMAC

Duqa degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac ayaa maanta' Daahfuray qaar kamida dhismaha biyo booliyada magaalada| Nimco Mohamed Nur   Diwaa [...]
FALCELISKA SHACABKA MUQDISHO EE SHIRKII MUDULOOD EE FASHILKA KU DHAMAADAY

FALCELISKA SHACABKA MUQDISHO EE SHIRKII MUDULOOD EE FASHILKA KU DHAMAADAY

Shacabka Muqdisho maxay ka yidhaahdeen shirkii Nairobi ee fashilka ku soo dhamaaday? | Abdirahman Mohamed Waabari ayaa ka soo warramaya Diwaanka wa [...]
Maamulka Koonfur Galbeed iyo Ciidanka ATMIS oo shir ka yeeshay la dagaalanka Al-Shabaab

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Ciidanka ATMIS oo shir ka yeeshay la dagaalanka Al-Shabaab

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku bogaadiyay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM sida ay u xaqiijiyeen amniga dadka rayidka ah inta lagu guda jiro bisha [...]
Sheekh Shariif oo sheegay inay fashil ku dhamaadeen wada-hadalladii uu la yeeshay MD Xasan Sheekh

Sheekh Shariif oo sheegay inay fashil ku dhamaadeen wada-hadalladii uu la yeeshay MD Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray kulankii isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya [...]
MAANHADAL: Khilaafka Siyaasadeed ee Soomaaliya oo meel xun maraya

MAANHADAL: Khilaafka Siyaasadeed ee Soomaaliya oo meel xun maraya

MAANHADAL: Khilaaf Siyaasadeedka Soomaaliya oo meel xun maraya iyo marxalad halis ah oo uu dalka u horseedi karo waa Mowduuca Maanhadal ee maanta h [...]
GAROOWE PUNTLAND | Oo si weyn looga Ciiday

GAROOWE PUNTLAND | Oo si weyn looga Ciiday

GAROOWE PUNTLAND | Garoonka kubada cagta ee Magaalada Garoowe ayaa kamid ahaa meelaha sida wayn loogu oogay Salaada Ciidul Fidriga |📷Daljoog [...]
HOGAAMIYAHA SSC KHAATUMO OO SHACABKA LA HADLA

HOGAAMIYAHA SSC KHAATUMO OO SHACABKA LA HADLA

Waxaan Shacabka SSC-Khaatumo ugu baaqayaa ilaalinta iyo adkaynta Midnimada dhexdeenna ah, maadaama midnimadu ahayd furihii iyo nasrigii Eebbe guusha i [...]
WAXBARASHADII WAAYIHII KACAANKA, TAN MAANTA & TAN CASRIGA CUSUB

WAXBARASHADII WAAYIHII KACAANKA, TAN MAANTA & TAN CASRIGA CUSUB

Waa barnaamij tariikhda waxbarashada waayihii Kacaanka, qorista afka Soomaaliga, ololihii barashada afka Soomaaliga, iyo xogta waxbarashada maanta iyo [...]
1 4 5 6 7 8 2,819 72 / 33825 POSTS