Category: Wararka

1 454 455 456 457 458 2,821 5472 / 33843 POSTS
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Madaxweynihii hore Maxamed Cabdillahi Farmaajo

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Madaxweynihii hore Maxamed Cabdillahi Farmaajo

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah xilka uga wareejiyay kadib munaasabad lagu qabtay madaxtooyada Soomaaliya. [...]
Somaliland ayaa xukunno ku riday Suxufiyiin uu ka mid yahay Cabdimaalik Muuse Coldoon

Somaliland ayaa xukunno ku riday Suxufiyiin uu ka mid yahay Cabdimaalik Muuse Coldoon

Maxkamadda Racfaanka ee Hargeysa ayaa saaka 2 sanno oo xabsi ah iyo 3 Milyan oo lacagta Somaliland ah ku xukuntay Samafale Cabdimalik Muuse Coldoon [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Warka Caweysin iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kuna soodhowaada warkii Fiidnimo ee Daljir. Waxaa caawa xarunta Daljir garoowe ka soojeedinaya c/xakiin xuseen xasan https://yout [...]
Guddoomiyeyaasha labada Aqal oo kulan la qaatay Guddigii doorashada Madaxweynaha

Guddoomiyeyaasha labada Aqal oo kulan la qaatay Guddigii doorashada Madaxweynaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa kulan la yeeshay [...]
ATMIS ayaa dad shacab ah ku xir xiray Shabeellaha Dhexe

ATMIS ayaa dad shacab ah ku xir xiray Shabeellaha Dhexe

Ciidamada howlgalka ATMIS oo howlgal qorsheysan ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad goboleedka HirShabelle ayaa waxa ay [...]
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay  Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaali [...]
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha ku dhegayso wararkii ugu dambeyeey ee ciyaaraha ,waxaana istuudiyaha daljir kasoo jeedinaya wariye Cabdiraxmaan ibraahim Maxamed [...]
Taalibaan oo lagu eedeeyay in gabdhaha suxufiyiinta ah ay ka saareyso saxaafadda Afghanistan

Taalibaan oo lagu eedeeyay in gabdhaha suxufiyiinta ah ay ka saareyso saxaafadda Afghanistan

Amarka Taalibaan ee ah in dumarka suxufyiinta ah ay qariyaan wajigooda inta ay talefishinada ka hadlayaan ayaa loo arkaa isku day lagu doonayo in lagu [...]
1 454 455 456 457 458 2,821 5472 / 33843 POSTS