Category: Sawirro | Pictures | Somalia
-
Warshaddii Kalluunka Laasqoray: Dayac, Baaba’ & Burbur (sawirro)
Warshaddii Kalluunka Laasqoray: Dayac, Baaba’ & Burburka Warshaddii Kalluunka ee Laasqoray, kana mid ahayd warshadihii ugu faa’iido badnaa dalka, jawaab dib-u-dhis ma loo waayey, mise loogu maqanyahay? Talo ka dhiibo!
-
LAASQORAY: DEGMO LEH TAARIIKH FACWEYN (SAWIRRO)
Radio Daljir ayaa booqday degmada qadiimiga ah ee Laasqoray, halkaas oo ay ku yaalaan goobo taariikhi ah oo dhisnaa muddo ka badan hal qarni. Warbixino dhinacyo badan leh ayaan idin la wadaagi doonaa dhawaan, balse marka hore sawirro horudhaca ah oo muujinaya bilicda magaalada Laasqoray.
-
DOOLOW OO ROOBSATAY (SAWIRRO)
Roob aan dabayl iyo duufaan toona lahayn oo dadka iyo duunyaduba ku qabowsadeen ayaa ka da’ay maanta degmada Doolow ee gobolka Gedo. Sawirro ay Daljir ka qaaday xiligii uu roobku da’ayay halkan hoose ka daalaco.
-
Beledxaawo: Degmo ganacsi oo dhacda goob muhiim ah (Sawirro)
BELEDXAAWO GEDO SOOMAALIYA: sawirro hordhac u ah warbixin soo fool leh | Beledxaawo degmo ganacsi oo dhacda goob muhiim ah | Mohamad Hassan Dhalo. Sawirro.
-
DISMAHA WADDADA CEELDAAHIR IYO CEERIGAABO, ISKUTASHI BULSHO (Sawirro)
-
WAAGA BARYAY BILICSAN AROORYO BAXSAN MAALIN BOQRAN | Subax kaloo qurxoon & Gaalkacyo (Sawirro)
WAAGA BARYAY BILICSAN AROORYO BAXSAN MAALIN BOQRAN | Subax kaloo qurxoon & Gaalkacyo.
-
Ciidamada Amniga gobolka Gardafuu soo qabtay Doonyo si sharci daro ah u kaluumaysanayay (Sawirro)
Ciidamada Amniga ee gobolka Gardafuu ayaa goordhawayd gacanta kusoo dhigay saddax doonyoon oo si sharcidaro ah uga kaluumaysanayay xeebaha Puntland. Saddaxdan doomood waxaa saarnaa ilaa iyo 45qof oo ajanabi ah. Sawiiro.
-
Maxay ku waa bariisatay saaka Gaalkacyo? (Sawirro)
WAAGA BARYEY BILICSAN AROORYO BAXSAN MAALIN BOQRAN | Jawiga saakay iyo Gaalkacyo |Abdinasir Jekey @DaljirGaalkacyo. Sawirro.
-
ROOBKII GU’GA OO KA CURTAY JIGJIGA (sawirro)
ROOBKII GU’GA OO KA CURTAY JIGJIGA KANA HOORAY DEEGAANO GOBOLKA FAAFAN EE DAWLAD DEEGANKA SOOMALIDA
-
BEERAHA JIBIGALE | GAROOWE | PUNTLAND | SOOMAALIYA
-
DEGMADA GURSUM EE DDS
-
JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED | QAYBTEEDA PUNTLAND | (SAWIRO)