LAASQORAY: DEGMO LEH TAARIIKH FACWEYN (SAWIRRO)

HomeWararkaSawirro | Pictures | Somalia

LAASQORAY: DEGMO LEH TAARIIKH FACWEYN (SAWIRRO)

Radio Daljir ayaa booqday degmada qadiimiga ah ee Laasqoray, halkaas oo ay ku yaalaan goobo taariikhi ah oo dhisnaa muddo ka badan hal qarni. Warbixino dhinacyo badan leh ayaan idin la wadaagi doonaa dhawaan, balse marka hore sawirro horudhaca ah oo muujinaya bilicda magaalada Laasqoray.

GOD’AALO: ISKUTASHI BULSHO IYO WADAJIR BAA HORMAR HORSEEDA
MURCANYO: Degmada Murcanyo ee gobolka Gardafu waa magaalo xeebeed taariikhi ah (SAWIRRO)
Ciidamada Amniga gobolka Gardafuu soo qabtay Doonyo si sharci daro ah u kaluumaysanayay (Sawirro)

Radio Daljir ayaa booqday degmada qadiimiga ah ee Laasqoray, halkaas oo ay ku yaalaan goobo taariikhi ah oo dhisnaa muddo ka badan hal qarni.

Warbixino dhinacyo badan leh ayaan idin la wadaagi doonaa dhawaan, balse marka hore sawirro horudhaca ah oo muujinaya bilicda magaalada Laasqoray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: