Ciidamada Amniga gobolka Gardafuu soo qabtay Doonyo si sharci daro ah u kaluumaysanayay (Sawirro)

Ciidamada Amniga gobolka Gardafuu soo qabtay Doonyo si sharci daro ah u kaluumaysanayay (Sawirro)

Ciidamada Amniga ee gobolka Gardafuu ayaa goordhawayd gacanta kusoo dhigay  saddax doonyoon oo si sharcidaro ah uga kaluumaysanayay xeebaha Puntland.

Saddaxdan doomood waxaa saarnaa ilaa iyo 45qof oo ajanabi ah.

Sawiiro.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com