Carruur Gaajo Ugu Dhimatay Gobolka Galgaduud (DHEGAYSO)

HomeWararka

Carruur Gaajo Ugu Dhimatay Gobolka Galgaduud (DHEGAYSO)

Deegaamo katirsan waqooyiga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in saacadihii ugu dambeeyey tiro carruur ah ay gaajo ugu geeriyoodeen. Tahliil Jaamac Xaashi waa Awoowaha Caruurta Geeriyootay, isaga iyo Boqolaal qoysas ah ayaa hadda dagan Xero Barakacayaal oo ku Taal Magaalada Caabudwaaq. HOOS KA DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58ebc29f040100bed31b85dc/Waraysi+Tahliil+Jaamac+Xaashi+By+Cumar+Laki+Man.mp3

Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Waxqabadkii Xukuumadda Soomaaliya ee Todobaadkii Dhammaaday
Warka Fiidnimo, Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Deegaamo katirsan waqooyiga gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in saacadihii ugu dambeeyey tiro carruur ah ay gaajo ugu geeriyoodeen.

Tahliil Jaamac Xaashi waa Awoowaha Caruurta Geeriyootay, isaga iyo Boqolaal qoysas ah ayaa hadda dagan Xero Barakacayaal oo ku Taal Magaalada Caabudwaaq.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: