Carruur daawo la’aan ugu geeriyootay Venezuela

HomeWararka

Carruur daawo la’aan ugu geeriyootay Venezuela

Afar iyo toban carruur ah ayaa todobaadkan gudihiisa ugu geeriyooday daawo la'aan isbitaal ku yaala dalka Venezueala , kuwaasi oo xanuuno ka qaaday cu

Wasiir dowlaha wasaaradda amniga gudaha Galmudug oo tababar u soo xiray ciidamo gaaraya 200 askari
MADASHA DALJIR EE JARIIBAN & FARIIN DUQA DEGMADA
EYL: KACDOON LABAAD, ILBAXNIMO & RAADAD TAARIIKH HORE (daawo)

Afar iyo toban carruur ah ayaa todobaadkan gudihiisa ugu geeriyooday daawo la’aan isbitaal ku yaala dalka Venezueala , kuwaasi oo xanuuno ka qaaday cunto sumaysan iyo biyo.

Dhowr carruur ayaa sidoo kalle cuduro shubanka uu ka mid yahay uu soo wajahay wadanka Venezueala kuwaasi oo xaalad daawo la’aan ah ay soo foodsoortay, waxaana ay ku jiraan isbitaal ku yaala magaalada xeebta ah ee Barcelona.

“Gabadhayda waxaa ku dhacay xanuunka shubanka, waxaana mararka qaar ay qabtaa xnauun dhanka wadnaha ah, halkaan ayaan nimid mana jirin wax naloo qabtay” ayay ku cataawday hooyo ka mid ah dadka carruurtooda uu soo ritay shubanka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: