HomeUncategorized

Carmo oo Tababar loogu soo xiray Ciidan la tababaray

Axad, Oktoobar 11, 2015 (Daljir) —Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya,Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo Wasiirka Amniga Puntland ayaa maanta kuliyada Tababarka Ciidamada ee Carmo Tababar ugu soo xiraya Ciidanka Booliska Puntland.

Gen. Fartaag ?wasiiro cusub iyo ku xigeeno ayaa ku jira qorshaha dhow ee magcaabistena? (Dhegeyso)
Maalintii labaad ayuu galay Shirka la xisaabtanka laamaha Dowladda Puntland
Ra?iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay wafti ka socda dalka Kenya.

Axad, Oktoobar 11, 2015 (Daljir) —Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya,Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo Wasiirka Amniga Puntland ayaa maanta kuliyada Tababarka Ciidamada ee Carmo Tababar ugu soo xiraya  Ciidanka Booliska Puntland.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Shiikh Xasan Maxamuud oo maalmahaan ku sugan Puntland ayaa gaaray Carmo halkaas oo uu tababarka Ciidanka ugu soo xirayo Ciidanka Booliska Puntland.

Ciidanka Booliska Puntland ayaa mudo labo bilood ah tababar uga soconayey kuliyada tababarka Ciidanka ee Carmo tababarkaas oo kor loogu qaadayo aqoonta iyo tayada Ciidanka Booliska Puntland.

By: Jaamac Abdurahman

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: