Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Farmaajo waa dagaal Ooge.” (dhegayso)

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “Farmaajo waa dagaal Ooge.” (dhegayso)

Musharax madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo warbaahinta kulahadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dibadbaxyada aysocon doonaan inta Farmaajo uu ka baxayo madaxtooyda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0