Caawa iyo Daljir_Axad Nov 25-2012, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘_ Nairobi Kenya

?

Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray Xabsiga Qardho, Hal qof oo ku dhintay, iyo lix kale oo ku dhaawacmay labo qarax oo maanta Kismaayo ka dhacay, Doorashadii golahayaasha deegaanka Soomaaliland oo dhici doonta saddex beri kaddib, Bannaanbax lagu diidan yahay Somaliland oo Dhahar ka dhacay, Kulan lagu taageerayo hannaanka axsaabta siyaasadeed iyo furashada ururada oo maanta Bossaso ka dhacay.
?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0