HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Sabti, April 20, 2013,Cabdirisaaq Cali Cabdi ‘Silver’ (Daljir Galkacyo)

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey shirka Madaxda Afrika, Ra'isal Wasaaraha Soomaaliya oo ka jawaabey su'aalo ay weydiiyeen Baarlamaanku, Barnaamij wacyigelin ah oo lagu qabtay Muqdisho, Nabadoonadda gobolka Bari oo Dawlada ugu baaqay inay horumariyaan dhalinta, iyo Kulan wacyigelin ah oo lagu qabtay Buuhoodle.

Maraykanka oo uga digay Eritrea hurinta colaadeed iyo dagaal ee Somaliya, uguna baaqay kooxaha Somalida xabad joojin.
5 Qof oo ku dhaawac-may qarax xalay ka dhacay isbitaalka Banaadir ee Moqdisho.
Baahin: Isniin, Aug 15, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Ciidanka dawlada federaalka ah & Al-shabaab oo dagaal ku dhex maray Ceelgaab, Qooqane & Bacaad ee duleedka Beledweyn, Hiiraan; Amnesty International oo dambiyo dagaal ku eedaysay dawladda federaalka & Al-shabaab; Mudanayaasha golaha deegaanka ee Bossaso oo la dhaariyey.

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey shirka Madaxda Afrika, Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo ka jawaabey su’aalo ay weydiiyeen Baarlamaanku, Barnaamij wacyigelin ah oo lagu qabtay Muqdisho, Nabadoonadda gobolka Bari oo Dawlada ugu baaqay inay horumariyaan dhalinta, iyo Kulan wacyigelin ah oo lagu qabtay Buuhoodle.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: