HomeWararkaCAAWA & DALJIR

Caawa & Daljir iyo Axmed Sh Maxamed Tallman (dhegayso)

Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa barnaamijku caawa idinkaga imaanayaa magaalada Boosaaso waxaana idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad barnaamijka ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya oo ka kooban, waraysiyo, warbixinno, faalooyin, iyo xogo-dheeraad ah. HOOS KA DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591ca06ffd0000f23faa1018/C%2BD_Tallman_Grwe-17-May-2017.mp3

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Qardho (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)

Halkaan ka dhagayso barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa barnaamijku caawa idinkaga imaanayaa magaalada Boosaaso waxaana idinla socodsiinaya wariye Axmed Shiikh Maxamed Tallman, waxaad barnaamijka ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka Soomaaliya oo ka kooban, waraysiyo, warbixinno, faalooyin, iyo xogo-dheeraad ah.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: