HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir, Axad, Jan 27, Cabdifataax Cumar Geeddi ( Hargeysa )

Dad caraysan oo hor istaagay in Galkacyo laga furo xafiis urur siyaadeed Puntland ah iyo guddoomiyaha ururkaasi Dr. Saadiq Eenaw oo ayaan darro ku tilmaamay tallaabadaas, Bilayska Muqdisho oo hawlgallo ku soo qabtay tabaneeyo ciidan dawladeed ah oo si qarsoodi ah dhac iyo baarasho ugu gaysan jiray dadweynaha, Somaliland oo wadda wada-hadallo ay ku doonayso in ay kula soo wareegayto burcad-badeed ku xiran jasiiradda Mauritius,

Howl-galo amni baaritaan oo ka bilowday Jowhar xili xalay qarax lala eegtay dhalinyaro (Dhegeyso)
Baahin: Sabti, Sept 24, Weriye ~ Daljir Mahad Xasan ~ Caabudwaaq. 4,000 oo arday oo u fariistay imtixaanaadka deeq waxbarasho oo ay fidisay Turkey; “Gaalkacyo waxaa ka socda dagaal Alle la dirir ah” Tigay, Gudd. gobolka Mudug; Calas, Gudd. gobolka Galgaduud, oo sharci darro ku tilmaamay doorashada guddoonka cusiub ee Ahlu-sunna.
Murashaxiinta ?Kor-meerayaal caalami ah waa muhiim in la helaa wakhtiga doorashada Puntland?

?

Dad caraysan oo hor istaagay in Galkacyo laga furo xafiis urur siyaadeed Puntland ah ? iyo guddoomiyaha ururkaasi Dr. Saadiq Eenaw oo ayaan darro ku tilmaamay tallaabadaas, Bilayska Muqdisho oo hawlgallo ku soo qabtay tabaneeyo ciidan dawladeed ah oo si qarsoodi ah dhac iyo baarasho ugu gaysan jiray dadweynaha, Somaliland oo wadda wada-hadallo ay ku doonayso in ay kula soo wareegayto burcad-badeed ku xiran jasiiradda Mauritius,?
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: