Caaqil Abshir Cabdicasiis oo ka hadlay xaalada deegaanada SSC Khaatumo

Caaqil Abshir Cabdicasiis oo ka hadlay xaalada deegaanada SSC Khaatumo

Caaqil Abshir Cabdicasiis, Guddoomiye kuxigeenkii Guddigii 33-ka ahaa ee maamulayey Laascaanood ka hor dhismaha maamulka SSC Khaatumo ayaa ka hadlay xaalada deegaanada SSC Khaatumo “Maxaabiista Buuhoodle ku xiran waxay la xeer yihiin kuwii lagu qabtay Goocajacade, cid gaar usii dayn kartaa majirto,”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0