Caa’isha Aabbaheed: “Waanwaan iyo wadahal midna kama gelayo kufsigii iyo dilkii gabadhayda” (daawo | dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Caa’isha Aabbaheed: “Waanwaan iyo wadahal midna kama gelayo kufsigii iyo dilkii gabadhayda” (daawo | dhegayso)

Caa'isha Ilyaas falka gurracan ee loo geystay waxaa loo qabtay dhawr qof oo la aaminsanyahay in ay yihiin kuwii ku luglahaa dilkeeda iyo dambigeeda ku

Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 11aad)
Barnaamijka Hoobal iyo Hal-Abuur- khadar Cawl (dhegayso)
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 118AAD)

Caa’isha Ilyaas falka gurracan ee loo geystay waxaa loo qabtay dhawr qof oo la aaminsanyahay in ay yihiin kuwii ku luglahaa dilkeeda iyo dambigeeda kufsi ee sida wadareed u dhacay, hase ahaatee weli ma jirto wax xog ah oo dawladda iyo laamaheeda dambi-baaristu ka soo bandhigeen dhacdaasi.

Ilyaas Aadan Maxamed waa aabbaha dhalay Caa’isha, wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir ayuu ka hadlay arrimo badan oo la xiriir dhacdaasi, waxaana uu sheegay dawladda in ay u xaqiijisay kiiskaasi in loo hayo afar qof, laguna helay caddaymo ku filan.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: