Burtinle: hooyo wilkedda uu gacanta ku hayo magafe oo shacabka Soomaliyeed fariin u dirtay

Burtinle: hooyo wilkedda uu gacanta ku hayo magafe oo shacabka Soomaliyeed fariin u dirtay

Burtinle: Hooyo Sareedo Siciid Xirsi oo ah Hooyo danyara oo ku nool Degmada Burtinle oo uu ka tahriibay Wiil ay Dhashay ayaa ummadda Islaamka ah ka codsatay inay soo caawiyaan
Fadlan Caawi Hooyo Sareedo Siciid Xirsi oo kala Xiriir Tel: 0907698501

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0