Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan Gobalka Sanaag (dhegayso|daawo)

Biyo la’aan laga soo sheegayo degaano ka tirsan Gobalka Sanaag (dhegayso|daawo)

Maamulka deegaanka Ceel-Buh ee gobolka Sanaag iyo odayaasha deegaanka oo la soo xiriiray maanta warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay biyo la’aan ka jirta deegaanka iyo ceelkii biyaha oo jabay.

Hadaba Cabdirisaaq Shire Ciise oo sheegay in uu yahay Gudoomiyaha deegaanka Ceel- Buh ee gobolka Sanaag iyo Axamed Cismaan Saalada oo kamid ah odayaasha deegaanka ayaa radio Daljir uaga waramaya xaalada biyo la,aanta ah ee deegaanak ak jirta .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0