Beledweyne & Heerka Fatahaadda Wabi Shabeelle (Daawo)

HomeWararka

Beledweyne & Heerka Fatahaadda Wabi Shabeelle (Daawo)

Beledweyne & Heerka Fatahaadda Wabi Shabeelle | Beledweyne iyo heerka fatahaadda biyuhu kagaga soo butaacaan | Xaaladda dadka barakacay ee tegey Ceelj

Gadiidlayda Puntland oo cabanaya, maxay tahay sababta?
MUQDISHO OO MAANTA LAGU DOORTEY HOGGAAN CUSUB
BADQABKA CUNNOOYINKA & NAFAQADA

Beledweyne & Heerka Fatahaadda Wabi Shabeelle | Beledweyne iyo heerka fatahaadda biyuhu kagaga soo butaacaan | Xaaladda dadka barakacay ee tegey Ceeljaalle iyo dedaalada guddiga fatahaaddu magaalada kaga baajinayaan biyaha webiga barbarsocda, iyo waliba saamaynta suuqyada qudaarta ay ku yeesheen beerihii webiga jiinkiisa saarnaa ee qaraqmay.

kaga bogo warbixin soo koobeysa xaalka guud ee fatahaadda iyo xaalka maanta

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: