BAYDHABO:  Sanadguuda Saddaxaad ee Madaxweyne Laftagareen kadib, Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulmaya

HomeWararka

BAYDHABO: Sanadguuda Saddaxaad ee Madaxweyne Laftagareen kadib, Golaha Wadatashiga Qaran ayaa kulmaya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta maamuusaya sanadguurada saddexaad ee ka soo wareegtay

Warka Caweysin iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
IED targets military vehicle, leaving 5 dead in Mogadishu
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta maamuusaya sanadguurada saddexaad ee ka soo wareegtay markii uu ku guuleystay doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo.

Munaasabada sanadguuradan ayaa waxaa ka qeybgalaya mas’uuliyiin kala duwan oo uu kamid yahay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor,Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni iyo madax kale.

Waxaa munaasabada sanadguurada maamulka Laftagareen ee ka dhacaysa magaalada Baydhabo lagu wadaa in madaxda golaha wadatashiga ay fursad u helaan inay si fool ka fool ah u wada hadlaan kadib dhowr bilood oo wadahadaladoodu ay ahaayeen mid dhinaca aalada fogaan arragga ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: