Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xanuunada ka dhasha caagadaha lagu shubto Caanaha

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Xanuunada ka dhasha caagadaha lagu shubto Caanaha

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Muqdisho oo lagu qabtay Munaasabad loogu baroordiiqayeey dadki ku dhintay qarixi zoobe- 2
Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Ereteriya oo kulmay
Nabadoonada Gobalka Sanaag oo ka hadlay socdaalkii Madaxweyne ee Gaas ee sanaag (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonnaa xanuunada ka dhasha weelka balaastiga ka saaysan oo ay dadka Soomaaliyeed ay ku shubtaan Caanaha, waxaana barnaamijka waxaa soo jeedinaysa wariye Faadumo Deggan Daahir oo Bosaaso ku sugan, waxaana marti ku ah Dr. Yaasiin Faarax Cartan.

Kaga bogo barnaamijka Muuqaalka Bulshada ee maanta oo hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: