Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Khilaafka  Ahlu Sunna iyo DFS (dhegayso)

HomeWararka

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Khilaafka Ahlu Sunna iyo DFS (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, h

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Shacabka Suudan oo sheegay inay si wadayaan dibadbaxyada (Daawo)
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamijka waxaan ku falanqayn doonnaa khilaafka Ahlu Sunna iyo dowladda Soomaaliya, iyo cabsida ay ka qabaan Culimada in awoodii ay kulahaayeen gobolka la wiiqo?

Waxaa soo jeedinaya wariye Xasan Heykal.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: