Barnaamij Gaar ah, Sicir Bararka iyo Diidmada Shilling Soomaaliga & JFA (dhegayso)

Barnaamij Gaar ah, Sicir Bararka iyo Diidmada Shilling Soomaaliga & JFA (dhegayso)

Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamij gaar ah oo aan idiin ku bedelney barnaamijkii Maanhadal, waxaana diiradda lagu saari doonaa diidmada lacagta Shilling Soomaaliga iyo sicir bararka ka jira guud ahaan Soomaaliya, siiba Puntland, Jamaal Faarax Aadan ayaa soo jeedinaya.

DHEGAYSO

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0