Baladweyne: Beelo dagaalamay  oo xabad joojin lakala dhexdhigay

HomeWararka

Baladweyne: Beelo dagaalamay oo xabad joojin lakala dhexdhigay

Maamulka Hir-shabeele ayaa ku guulysat in la kala qaado malayshiyo beeleed ku dagaalamayay maalmahan dleedk magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hi

10 qof oo lagu dilay weerar dhinaca cirka ah oo ka dhacay Mekelle
Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
RW Itoobiya oo la kulmey Madax uu ka mid yahay Madaxweynaha Jabuuti

Maamulka Hir-shabeele ayaa ku guulysat in la kala qaado malayshiyo beeleed ku dagaalamayay maalmahan dleedk magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

kusimaha madaxweynaha ahna madaxweyne kuxigeenka dowaldda hir-shabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar dabageed oo saaki kubaxay deganaada dabeeyl iyo baladu-amin ayaa ku guuleeystay inu xabad joojin hordhac ah kala dhex dhigo laba beelood oo labadii maalmood ugu dambeeysay ku dagaalmayay duleedka galbeed Baladweyne.

Madaxweyneha oo la kulmay odayaasha dhincyada ayey ka aqabaleen xabad joojin aydoo dib loogu wadahadli doona wixii sababay dagaalka gacan ka hadalka keenay.

Ugu yaraan 6 ruux oo labada dhan ah ayaa ku geeriyootay 15 kabadan waa ku dhawacameen dagaaladan labadii cishee la soo dhaafay kasocodo duleedka baladweyne aydoo dagaalku u sababay muran ka dhashay dhul beereedyo lahaanshadiisa leysku qabsaday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: