Badhan oo laga bilaabay fariisinta golayaasha degaanka Puntland

Badhan oo laga bilaabay fariisinta golayaasha degaanka Puntland

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ka daahfurey fariisinta Goleyaasha Deegaanka Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abdirahman Mohamed dheg 8 months ago

    Ma shaa Allah aad baan idinku hambalyeynayaa inay golis isoo gadhay anigoo aanan jogin dalkatsomaliya