Baarlamaanka Puntland oo maanta ka dooday  waddada Ceeldaahir Iyo Ceerigaabo  (dhegayso)

HomeWararka

Baarlamaanka Puntland oo maanta ka dooday waddada Ceeldaahir Iyo Ceerigaabo (dhegayso)

Baarlamaanka Puntland ayaa u yeeray Hay’ada wadooyinka Puntland, gudiga dhismaha jidka Ceeldaahir iyo Ceerigaabo iyo wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka ee Puntland si su’aalo looga waydiiyo kharashka ku baxay dhismaha wadada iyo sababta ay hakad ugu jirto mudo 8 bilood ah. wariye Khadar Cawl ayaa soo jeedinaya. Dhegayso.

UNDRR’s 2021 Call for Proposals to enhance resilience against Disasters
Khayre oo Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ku qaabilay Muqdisho (Daawo)
Ururka Dhalinyarada Qardho ee Bulsho Kaab oo Kawarbixiyaay Waxqabadkoodi (dhegayso)

Baarlamaanka Puntland ayaa u yeeray Hay’ada wadooyinka Puntland, gudiga dhismaha jidka Ceeldaahir iyo Ceerigaabo iyo wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka ee Puntland si su’aalo looga waydiiyo kharashka ku baxay dhismaha wadada iyo sababta ay hakad ugu jirto mudo 8 bilood ah.

wariye Khadar Cawl ayaa soo jeedinaya.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: