HomeUncategorized

Baahin: Khamiis 27 June 2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Wafti ka socda Dawlada Norway oo soo gaadhay muqdisho saxiixayna heshiis dhanka dublamaasiyada ah oo labada dal galeen, Baarlamaanka Puntland oo su'aalo kulul weydiiyey laba Wasiir, Odayaasha iyo Waxgaradka Puntland oo kuguulaystey xabad joojinta beelo dhowaan xurgufi ku dhexmartay deegaano katirsan goboladda Bari & Karkaar ee Puntland, Maydka AUN Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse oo dhowaan la keenayo deegaanada Puntland laguna aasi doono magaalada Qardho.

Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee Puntland oo saaka lagu dilay Bossaso & raggii dilkaasi gaystay oo baxsaday.
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee FIFA oo Booliska isku Dhiibay
?Issimada Puntland oo baaq nabadeed u diray ardaayada Igdhays/Ufayn.
Wafti ka socda Dawlada Norway oo soo gaadhay muqdisho saxiixayna heshiis dhanka dublamaasiyada ah oo labada dal galeen, Baarlamaanka Puntland oo su’aalo kulul weydiiyey laba Wasiir, Odayaasha iyo Waxgaradka Puntland oo kuguulaystey xabad joojinta beelo dhowaan xurgufi ku dhexmartay deegaano katirsan goboladda Bari & Karkaar ee Puntland, Maydka AUN Boqor Cabdilaahi Boqor Muuse oo dhowaan la keenayo deegaanada Puntland laguna aasi doono magaalada Qardho.?
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: