Author: Lakiman

1 959 960 961 962 963 1,487 11532 / 17835 POSTS
Laamaha amaanka Muqdisho oo xiray mid kamid ah shaqaalaha Wasaaradda waxbarashada DFS

Laamaha amaanka Muqdisho oo xiray mid kamid ah shaqaalaha Wasaaradda waxbarashada DFS

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed General Bashiir Cabdi Maxamed ayaa shaaciyay in Ciidanka Booliska ay xireen mid kamid ah shaqaalaha wasaarada [...]
Wasiirka Arrimaha dibada DFS oo shir uga qayb galay Stockholm

Wasiirka Arrimaha dibada DFS oo shir uga qayb galay Stockholm

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay Madasha lixaad ee Stockholm ee Nabadda iyo Hor [...]
Dowladda Kenya oo malaayiin doollar ku bixisay muranka badda ee Soomaaliya

Dowladda Kenya oo malaayiin doollar ku bixisay muranka badda ee Soomaaliya

Xilli kiiska muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya uu marayo meel xasaasi ah ayaa waxaa soo baxaysa qiimayn lagu samaynayo dhaqaalaha ku baxaya dacwad [...]
Madaxda xisbiyadda dalka oo Bayaan soo saaray Akhriso)

Madaxda xisbiyadda dalka oo Bayaan soo saaray Akhriso)

Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen xisbiyada dalka ka jira arkood sida; Ilays, UPD, Wadajir, NDP iyo NPP ayaa waxay kaga hadleen aratidooda ku aada [...]
Guddoomiye Yariisow oo fal dambiyeed ku tilmaamay Imtixaankii la xaday ee suuqa la geliyay

Guddoomiye Yariisow oo fal dambiyeed ku tilmaamay Imtixaankii la xaday ee suuqa la geliyay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa fal-danbiyeed weyn oo u baahan in caddaaladda la horgeeyo [...]
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga daa [...]
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo, waxaana aroortan idiin akhrinaya Xuseen Madar oo ku sugan xarunta Daljir B [...]
Warka DDM iyo Wariye Maxamed Lakiman (Daawo)

Warka DDM iyo Wariye Maxamed Lakiman (Daawo)

kusoo dhawadda Warka Warbaahinta Daljir (DDM) waxaana idin lasocodsinaya Wariye Maxamed Maxamed Lakiman istuudiyaha daljir ee Garoowe ayuna ku suganya [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir [...]
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Afur u Sameeyay  Golaha Abwaannada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Afur u Sameeyay Golaha Abwaannada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa caawa afur u sameeyay golaha abwaannadd [...]
Ciidamadda Jubbaland oo dib habayn lagu samaynayo

Ciidamadda Jubbaland oo dib habayn lagu samaynayo

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo howlo shaqo u jooga gobolka Gedo ayaa dib u habeyn ku samee [...]
1 959 960 961 962 963 1,487 11532 / 17835 POSTS