Author: Lakiman

1 522 523 524 525 526 1,487 6288 / 17835 POSTS
Jowhar: Guddiga doorashada Hirshabeelle oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada

Jowhar: Guddiga doorashada Hirshabeelle oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada

Gudiga Farsamada ee Soo Xulista Baarlamaanka 2aad ee Dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle. Guddiga ayaa s [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Hodan Sulub Diin [...]
Wasiir Bayle oo Guddoomiyay Shirka maaliyadda dowlad goboleedyada iyo Dowladda Dhexe

Wasiir Bayle oo Guddoomiyay Shirka maaliyadda dowlad goboleedyada iyo Dowladda Dhexe

Sii Hayaha wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyaya shirka wasiirada maaliyadda ee [...]
Kulan taageero ah oo ka dhacay Magaaladda Caabudwaaq (dhegayso)

Kulan taageero ah oo ka dhacay Magaaladda Caabudwaaq (dhegayso)

Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug ayaa ka qeyb galay kulan lagu soo dhaweynayay Kursi deegaan doorashadiisa loo soo wareejiyay Galmudug. Wr [...]
Hay’adda WHO oo sheegtay in 10% bulshada caalamka uu gaarayo COVID-19

Hay’adda WHO oo sheegtay in 10% bulshada caalamka uu gaarayo COVID-19

Khuburada caafimaadka WHO ayaa sheegay in kiisaska cudurka Coronavirus ee laga diiwaan galiyey caalamka ay hadda sii dhaaftay 35-milyan oo ruux, taas [...]
Cadaado: dadkii ugu badnaa oo laga helo cudurka COVID-19

Cadaado: dadkii ugu badnaa oo laga helo cudurka COVID-19

Magaaladda Cadaado ee Xarunta Maamulka Galmudug waxaa laga diwaangaliyeey kisaaskii ugu badnaa ee cudurka karoonaha oo soo laba kacleyeey. Wariye X [...]
Ciidamadda Amniga Somaliland oo gacanta ku dhigay dad faafinayeey diinta Masiixiga (Daawo)

Ciidamadda Amniga Somaliland oo gacanta ku dhigay dad faafinayeey diinta Masiixiga (Daawo)

Saraakisha Booliska Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Xubno faafinayeey diinta Kirishtanka. Taliyaha Ciidanka Booliska Somal [...]
Wasaaradda degaanka Puntland oo lagu eedeyeey inaysan waxbka ka qaban dhibaatada Ayaxa (Daawo)

Wasaaradda degaanka Puntland oo lagu eedeyeey inaysan waxbka ka qaban dhibaatada Ayaxa (Daawo)

Qaar kamid ah shacabka iyo Beeralayda Puntland ayaa wasaarada degaanka Puntland ku edeyeey inaysan waxba ka qaban la dagaalanka Ayaxa xili qaylo dhaan [...]

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wa [...]
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya Cadaado, waxaana idiin d [...]
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. [...]
1 522 523 524 525 526 1,487 6288 / 17835 POSTS