Author: Lakiman

1 1,142 1,143 1,144 1,145 1,146 1,488 13728 / 17856 POSTS
Xagge Marayaa Mooshinkii kadhanka ahaa Madaxweyne Waare (dhegayso)

Xagge Marayaa Mooshinkii kadhanka ahaa Madaxweyne Waare (dhegayso)

Xili baarlamanka Hirshabeelle ay madaxweynaha mooshin ka keenen madaxweynaah maamulkaas ayaa waxaa radio daljir arinkaas uga waramay Maxamed yusuf Col [...]
Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Guuxa maanka dadweynaha makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantasti [...]
Jamaal Maxamed Xassan oo noqday Xildhibaan (dhegayso)

Jamaal Maxamed Xassan oo noqday Xildhibaan (dhegayso)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) ayaa ku dhawaaqday in Mudane Jamaal Maxamed Xa [...]
Wasiir Cawad oo maanta arqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee France Ee Soomaaliya (Sawiro)

Wasiir Cawad oo maanta arqadaha Aqoonsiga Danjiranimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub ee France Ee Soomaaliya (Sawiro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka guddoomay nuqul k [...]
Maamulka Gobalka Nugaal oo Awaamir Culus kaso saaray Mushariixinta Madaxtinimada PL (dhegayso)

Maamulka Gobalka Nugaal oo Awaamir Culus kaso saaray Mushariixinta Madaxtinimada PL (dhegayso)

Maamulka gobalka Nugaal ayaa kulan maanta ay ku qabteen Caasimadda Puntland ee Garoowe,waxay awaamir culus kasoo sareen mushariixinta Madaxtinimada Pu [...]
Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)

Caweysin wanaagsan kuna soo dhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan, xarunta Daljir Garoowe. Dhegayste [...]
Wasaaradda Amniga Gudaha DFS oo kahortimid musharraxnimada Mukhtaar Rooboow Abu-Mansuur

Wasaaradda Amniga Gudaha DFS oo kahortimid musharraxnimada Mukhtaar Rooboow Abu-Mansuur

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo sharrax [...]
Xasan sheekh oo muqdisho ka dhoofay

Xasan sheekh oo muqdisho ka dhoofay

Madaxeynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Jimco ah waxa uu ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdish [...]
Jubbaland oo taliye u magacwday howlgalka Jubbooyinka

Jubbaland oo taliye u magacwday howlgalka Jubbooyinka

Saraakiil ka tirsan maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegeen in isbedel lagu sameeyay saraakiisha horkaceysa hawlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab [...]
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed (Tallman), Daljir Bossaso (dhegayso/daawo)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bossa [...]
Qoysaas ka yimid DDSI oo maanta gaaray Caabudwaaq (dhegayso)

Qoysaas ka yimid DDSI oo maanta gaaray Caabudwaaq (dhegayso)

Qoysas ka soo barakacay gobalka Faafan ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo gaarey magaalada Caabudwaaq ayaa ka cabanaya Xaalad Bini'aadnimo [...]
Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan, Daljir Bosasso (dhegayso/daawo)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Fiidnimo iyo Faduma Deggan oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Bossaso. Hoos ka dhegayso oo fadlan na [...]
1 1,142 1,143 1,144 1,145 1,146 1,488 13728 / 17856 POSTS