Author: Axmed Deeq

1 72 73 74 75 76 144 888 / 1726 POSTS
Xagge Marayaan Howlgaladi kasocday gobalada dalka ee kadhanka ahaa Alshabaab

Xagge Marayaan Howlgaladi kasocday gobalada dalka ee kadhanka ahaa Alshabaab

Waxaa sii xoogeysanaya howlgallada ka dhanka ah ururka Al-Shabaab oo Ciidamada dowladda Somaaliya iyo dadka degaannada ay kawadaan qaar kamid ah Gobol [...]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Mareykanka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Mareykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey [...]
Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada New York, Hoggaamiyaha Golaha S [...]
Tirada dhimashada Xanuunka EBOLA ee Dalka Uganda oo korortay

Tirada dhimashada Xanuunka EBOLA ee Dalka Uganda oo korortay

Wasaaradda caafimaadka ee Uganda ayaa sheegtay in saddex bukaan oo kale oo Ebola ah ay dhinteen taas oo tirada guud ka dhigaysa afar ruux, tan iyo m [...]
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay safaarad ka furaneyso dalka Morocco

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay safaarad ka furaneyso dalka Morocco

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa kulan gaar ah kula yeeshay xarunta Qarammada Midoobay ee New York Wasiirka Arrimaha D [...]
Tahriibayaal Soomaali ku jirto oo lagu la’yahay xeebaha Giriiga

Tahriibayaal Soomaali ku jirto oo lagu la’yahay xeebaha Giriiga

Ugu yaraan lix muhaajiriin ah ayaa lagu la’yahay Jasiiradda Leros, Maraakiibta ilaalada xeebaha Giriigga ayaana baadigoobaya sida ay sheegeen saraakii [...]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeeshay xoghayaha Qaramada Midoobay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan gaar ah la yeeshay xoghayaha Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Xogahayaha Qaramada Midoobey Mudane António Guterres [...]
Ciidamada dowladda & kuwa degaanka oo Maanta la wareegay degaano katirsan Gobolka Hiiraan

Ciidamada dowladda & kuwa degaanka oo Maanta la wareegay degaano katirsan Gobolka Hiiraan

Ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee la magac baxay Macawiisleey oo weli howlgallo ka wada degaano katirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay Maanta la [...]
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed la yeeshay  Boqorka dalka Urdun

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed la yeeshay Boqorka dalka Urdun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee New York, Bo [...]
1 72 73 74 75 76 144 888 / 1726 POSTS