Author: Axmed Deeq

1 5 6 7 8 9 144 84 / 1726 POSTS
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka

Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa ka hadlay xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka iyo waxa waxa uu yahay [...]
Wasiirka Qorsheynta XFS oo Jabuuti kula kulmay Xoghayaha Guud ee Urur Gobolleedka IGAD

Wasiirka Qorsheynta XFS oo Jabuuti kula kulmay Xoghayaha Guud ee Urur Gobolleedka IGAD

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa kulan wax ku wax ku ool ah kula q [...]
Dowladda oo  faahfaahin ka bixisay hawlgal qorsheysan oo lagu lagu dilay ku dhowaad 100 xubnood oo ka tirsan Al shabaab

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay hawlgal qorsheysan oo lagu lagu dilay ku dhowaad 100 xubnood oo ka tirsan Al shabaab

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal saacadahii lasoo dhaafay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada M [...]
Gudoomiye ku xigeenkii Maamulka Iyo Maaliyadda Degmada Awdheegle oo Muqdisho lagu dilay

Gudoomiye ku xigeenkii Maamulka Iyo Maaliyadda Degmada Awdheegle oo Muqdisho lagu dilay

Kooxo hubeysan ayaa Saakay ku dilay degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyada degmada Awdheegle ee gobol [...]
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ku dilay 30 ka mid ah Kooxda Alshabaab

Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ku dilay 30 ka mid ah Kooxda Alshabaab

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galguduud iy [...]
Taliska Bilayska gobolka Sool ee SSC Khaatumo oo ka warbixiyey dil xalay dhacay iyo dilayaashii oo la soo qabtay

Taliska Bilayska gobolka Sool ee SSC Khaatumo oo ka warbixiyey dil xalay dhacay iyo dilayaashii oo la soo qabtay

Laascaanood: Taliska Bilayska gobolka Sool ee SSC-Khaatumo ayaa ka warbixiyey dil xalay ka dhacay magaalada Laascaanood iyo sooqabashadii dambiilayaas [...]
Cabdi Cali Geyre oo ka hadlay suuqa kalluunka Bosaaso iyo saamaynta ka dhalatay

Cabdi Cali Geyre oo ka hadlay suuqa kalluunka Bosaaso iyo saamaynta ka dhalatay

Cabdi Cali Geyre oo ka hadlay suuqii kalluun iyo saamayno ka dhashay. https://youtu.be/BPHRKgqcFFI [...]
1 5 6 7 8 9 144 84 / 1726 POSTS