Author: Abdirashid Bashir

1 20 21 22 23 24 151 264 / 1807 POSTS
Maraykanka oo War Ka Soo Saaray Mowqifka Sheekh Mukhtaar Roobow

Maraykanka oo War Ka Soo Saaray Mowqifka Sheekh Mukhtaar Roobow

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa lagu bogaadiyay ka bixitaanka Abuu Mansuur ee Al-shabaab,waxaana ay dowladda Mareykanka ku baaqd [...]
Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe oo 20,000 oo Dollar Lagu Wareejiyey (dhegayso)

Gudiga Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Garoowe oo 20,000 oo Dollar Lagu Wareejiyey (dhegayso)

Masuuliyiinta shirkadda Nuwaaco iyo Guddiga Dhismaha Garoonka oo isugu yimid shir kulan socday muddo kooban ayaa waxaa ay kula kala wareegeen lacagta [...]
Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

Sports News iyo Mustafe Xuseen Yuusuf (dhegayso)

Barnaajimka Ciyaaraha maanta waxaan uga hadli doona wararkii ugu dambeeyey ee suuqa kala iibsiga ciyaaryahanada iyo kulmada horyaalada kala duwan ee Q [...]
Wasiiradda Cusub ee Haweenka Puntland oo Xilka Loo Dhaariyey

Wasiiradda Cusub ee Haweenka Puntland oo Xilka Loo Dhaariyey

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16 August 2017 lagu dhaariyey qasriga Madaxtooyada Garoowe Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Q [...]
Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Khidmadda Isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadeed ee Puntland oo La Yareeyey iyo Waqtiga oo La Kordhiyey (dhegayso)

Khidmadda Isdiiwaangelinta Ururada Siyaasadeed ee Puntland oo La Yareeyey iyo Waqtiga oo La Kordhiyey (dhegayso)

Gudiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ka hadlay wax ka bedel ay ku sameeye [...]
Warkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)

Warkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (DHEGAYSO)

Maalin wanaagsan ku soo dhowaada warkii duhurnimo oo kooban qaybna ka ah barnaamijka Xulashada Daljir, weriye Xasan Haykal ayaa Boosaaso ka soo jeedin [...]
Xildhibaanada Taageersan Cosoble,’Waxaan Xilkii Ka Qaadnay Gudoomiyihii Barlamaanka” (dhegayso)

Xildhibaanada Taageersan Cosoble,’Waxaan Xilkii Ka Qaadnay Gudoomiyihii Barlamaanka” (dhegayso)

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle gaar ahaan kuwa taageersan Madaxweyne Cali C/laahi Cosoble ayaa xalay sheegay in ay xilkii ka qaadeen [...]
Wasiirk Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo Madax Kula Kulmay Jabuuti

Wasiirk Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo Madax Kula Kulmay Jabuuti

Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojoyadda dalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Mudane Eng. Cabdi Cashur Xasan oo [...]
RW Ku-xigeenkii Ahaana Wasiirkii Arrimaha Dibadda Hore ee Soomaaliya oo Geeriyoodey

RW Ku-xigeenkii Ahaana Wasiirkii Arrimaha Dibadda Hore ee Soomaaliya oo Geeriyoodey

Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday wasiirkii hore ee arrimaha dibadda So [...]
Mowqifka Dowladda Soomaaliya ee Sheekh Mukhtaar Roobow

Mowqifka Dowladda Soomaaliya ee Sheekh Mukhtaar Roobow

Siyaasadda Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa aasaas u ah in shakhsigii ka waantooba falalka argagaxisnimada ah, doonayana inuu ka qeyb qaato nabade [...]
Garoowe: Gaari Burburiyey Maqaayad Ciyaaro Lagu Daawanayey iyo Dad Badan oo Ku Dhaawacmay (Sawirro)

Garoowe: Gaari Burburiyey Maqaayad Ciyaaro Lagu Daawanayey iyo Dad Badan oo Ku Dhaawacmay (Sawirro)

Inta la xaqiijyey 10 ruux oo shacab ah ayaa dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen kadib markii gaari nooca raaxada ah oo xawaare sare ku socda uu burbur [...]
1 20 21 22 23 24 151 264 / 1807 POSTS