Aqalka Sare ee dalka muxuu ka yiri shirkii Dhuusomareeb?

HomeWararka

Aqalka Sare ee dalka muxuu ka yiri shirkii Dhuusomareeb?

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa War kasoo saaray War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii dow

Abiy iyo Afwerki: Intaas yar haddana macnaha weyn Soomaali weli ma garan la’dahay?
TAARIIKHDA DEEGAANADA BURBURKII KADDIB KA SE HOR YAGLEELKII PUNTLAND | (daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa War kasoo saaray War-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii dowlad Goboleedyada dalka ay ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay War-murtiyeedkii Shirka,  wuxuuna sheegay in Go’aanka kasoo baxay Shirkaas uu arko mid hordhac ah Heshiis ay waadeen Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Sidoo kale Qoraalka ayaa waxaa bogaadin loogu diray Madaxda iyo Shacabka Dowlad Goboleedka Galmudug kaalinta mugga leh ee ay ka qaateen qabsoomida shirkaas oo labdii maalin ee lasoo dhaafay socday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: