Antonio Guterres “Waa iney si degdeg ah madaxda DFS iyo Dowlad goboleedyada shirka isugu yimaadaan”

Antonio Guterres “Waa iney si degdeg ah madaxda DFS iyo Dowlad goboleedyada shirka isugu yimaadaan”

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Midoobay Antonio Guterres ayaa walaac xoogan ka muujiyay shaqaaqadii shalay ka dhacayda magaalada Muqdisho.
Waxa uu Guterres ugu baaqay madaxda Soomaaliya iyo musharaxiinta in ay isxakameyaan.

“Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu ku boorrinayaa Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo hogaamiyaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka inay si deg deg ah isugu yimaadaan oo ay dhameystiraan heshiis siyaasadeed oo ku saabsan wadada loo marayo doorashooyinka qaranka, iyadoo la waafajinayo qaabka doorashada ee 17ka Sebtember.”ayuu yiri xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.
Diiwaanka waraka Radio daljir.com.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
error: Content is protected !!