Amniga garoonka Bosaaso oo ladkeeyay iyo  qaar kamid ah xujaydii Puntland oo soo laabatay (dhegayso)

HomeWararka

Amniga garoonka Bosaaso oo ladkeeyay iyo qaar kamid ah xujaydii Puntland oo soo laabatay (dhegayso)

Qaar kamid ah Xujaydii Puntland ee soo gudatay acmaashii Xajka ayaa maanta dib ugu soo laabtay maanta magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Taliska Nabadsugida gobolka Gedo oo Saraakiisha ciidamada Itoobiya kala hadlay amniga xaduudaha
Imran Khan oo lagu soo eedeeyay dami uu xabsi ku muteysan karo
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qeybgalaya Shirka Golaha Loo Dhanyahay Ee Qaramada Midoobey

Qaar kamid ah Xujaydii Puntland ee soo gudatay acmaashii Xajka ayaa maanta dib ugu soo laabtay maanta magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Dhanka kale maamulka garoonka ayaa sheegay in amniga garoonka wax badan laga badalay shacabkuna ay u hogaan samaan awaamiirta laamaha amniga.

Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Bosaaso Axmed Maxamuud Xaaji iyo Taliyaha ilaalada garoonka Bosaaso Aadan Muuse Jaamac ayaa Warbaahinta lahadlay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: