Al-Shabaab oo 11 Gaadiid oo Xamuul ah gubay, dadkii lasocdayna toogtay

HomeUncategorized

Al-Shabaab oo 11 Gaadiid oo Xamuul ah gubay, dadkii lasocdayna toogtay

Ururka Al-shabaab ayaa gubay 11 gaadiid oo xamuul ah oo ganacsi ka qaaday magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuna jihaysnaa magaalada Xu

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Jamaal Farax Aadan.
Dhagayso Caawa iyo Daljir Arbaco October, 19, 2016 – Wariye Axmed Sh. Maxamed (Tallman) Studio Daljir Boossaaso
Gudoomiyahii magaalada Cadan ee Yemen oo Weerar lagu Dilay

Ururka Al-shabaab ayaa gubay 11 gaadiid oo xamuul ah oo ganacsi ka qaaday magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuna jihaysnaa magaalada Xudur ee go’doonka ku jirta ee gobolka Bakool.

Gaadiidka ayaa lagu gubay deegaanka Qurac-Joome, waxaana sidoo kale baxsaday laba gaadiid oo iyaguna Al-shabaab damacsanaayeen inay dab qabadsiiyaan.

Wararka laga helayo dadka deegaanka ayaa intaasi ku daraya inay kooxdu toogatay qaar ka mid ah raggii gaadiidka la socday.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: