Ajendaha Kulanka Maanta ee golaha Aqalka Sare ( Akhriso)

HomeWararka

Ajendaha Kulanka Maanta ee golaha Aqalka Sare ( Akhriso)

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan X

Masuuliyiin u Madaxweyne Gaas shaqadda ka Eryay oo beeniyaay in musuq maasuq ku dhaqaaqen (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
QARDHO: RAJO NOOCEE AH AYAY QABAAN DADKII LOO CODEEYEY IYO KUWII CODEEYEY 1Q 1C | Daljir Bosaso

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa waxaa uu yahay Akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed, waxaana kulankaas oo furmi doonaa saacadaha soo socda.

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa waxaa lagu wargeliya inuu jiro kulanka, isla markaana ay kasoo qeyb galaan, waxaana haatan Xarunta Golaha kusii qul-qulaya Mudanayaasha Aqalka Sare.

Golaha Aqalka Sare ayaa shalay ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: