Gurmadkii bulshada gobolka Mudug ee Beledweyne oo la qaybiyay (dhegayso)

HomeWararka

Gurmadkii bulshada gobolka Mudug ee Beledweyne oo la qaybiyay (dhegayso)

Iyadoo oo xalad adag ay soo wajahay dadka kunool magaalada Beledweyne kadib markii uu ku fatahay wabiga ayaa meelo kaladuwan looga istaagay sidii wax

CAAWA & LAMAANAHA DALJIR, LAKI IYO HODAN, HAMBALYO HAMBALYO
Gurmad Baladweyne oo maanta Gaalkacyo ka ambabaxay (Sawiro)
Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya oo Muqdisho howlgal ka sameeyay

Iyadoo oo xalad adag ay soo wajahay dadka kunool magaalada Beledweyne kadib markii uu ku fatahay wabiga ayaa meelo kaladuwan looga istaagay sidii wax loo gaarsiin lahaa dadka dhibaatadu ay gaartay.

Dalmar Axmed Ciise wuxuu kamid yahay Ururka dhalinyarada isxilqaamayaasha gobolka Mudug ee Iftiinka gobolka wuxuuna Radio Daljir uga warbixiyey hawlaha gurmad oo loo qaaday walaalaha dhibaatadu gaartay ee ku sugnaa magaalada Beledweyne.

Dalmar ayaa sheegay in xaalad adag ay wali ka taagantahay magaalada Beledweyne arimo dhowr ah oo yaablehna uu kala kulmay magaaladaas intii ay kusugnaayeen.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: