Waraysi: Qiimaha isku duubnida (dhegayso)

HomeWararka

Waraysi: Qiimaha isku duubnida (dhegayso)

Maxamed Xaamud oo kamd ah wax garadka degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ayaa ka hadlay ismaql

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxii Sayidka, dhimashada waa saddax qof daawacana waa lix (daawo)
Ganacsade Gacmadheere: “Labo sano kahor ganacsigayga waxaan ku bilaabay 14 dollar “
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo Muqdisho soo gaaray rajo wanaagsana ka muujiyay shirka Amniga Qaranka ee ka dhacaya Muqdisho

Maxamed Xaamud oo kamd ah wax garadka degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo maanta nagu soo booqday istuudiyaha Daljir ee Bosaaso ayaa ka hadlay ismaqlka iyo wadajirka umada Soomaaliya iyo faa’iidada ay leedahay isku duubnida.

waxa uu suugaan ku cabiray iskuduubnida iyo muhiimada ay leedahay.
wariye Saynab Cabdinuur Maxamed ayuu uwaramay.

Dhegayso.


la soco qaybta labaad ee waraysiga oo uu kaga hadli doono qiimaha ay dowladnimadu leedaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: