Taliyihii Nabadsugida gobolka Mudug oo Gaalkacyo lagu Aasay (dhegayso)

Taliyihii Nabadsugida  gobolka Mudug oo Gaalkacyo lagu Aasay (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu aasay taliyihii ciidamada Nabadsugida gobolka Mudug Xaashi Aadan Faray.

Aaska marxuumka ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin uu kamid ahaa guddoomiyaha gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur.

Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada dilka taliyaha.

Hadaba sidee ayuu udhacay dilkii taliyah? Maxaase ka jira in ay dhalinyarada gobolka ay baacsadeen ragii dilka gaystay oo ay qaar kood ku dhaawacmeen ? Arimahaas oo idil waxaan ka waraysanay guddoomiyaha gobolka Axmed Muuse Nuur, wariye Hodan Sulb Diini oo Gaalkacyo ku sugan ayuu uwaramay.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com