Wacaal Darey ah:Taliyihii laanta dambi baarista iyo sirdoonka gobolka Mudug oo Gaalkacyo lagu dilay

HomeWararka

Wacaal Darey ah:Taliyihii laanta dambi baarista iyo sirdoonka gobolka Mudug oo Gaalkacyo lagu dilay

Warraka ay idaacada Daljir ay ka helayso magaalada Gaalkacyo qaybta ay maamusho Puntland ayaa sheegaya in rag hubaysan goor dhawayd oo caawa ay ku too

Maxay ka wada hadleen Qoor Qoor iyo Deni? (Akhriso)
Muxuu La Kulmay Ninkii Facebook Ku Aflagaadheeyey Nebi Maxamed (SCW)
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Warraka ay idaacada Daljir ay ka helayso magaalada Gaalkacyo qaybta ay maamusho Puntland ayaa sheegaya in rag hubaysan goor dhawayd oo caawa ay ku toogteen magaalada taliyihii nabad sugida iyo sirdoonka gobolka Mudug Xaashi Aadan Faray.

sarkaalkan ayaa daganaa xaafada Suuq Barwaaqo, waxaana la toogtay xili uu ka soo baxay salaadii maqrib.

Ciidamada amniga ayaa goobta soo gaaray waxayna ka sameeyeen howlgal lagu baadi goobayo ragii dilka gaystay oo isla markiiba baxsaday.

dhawaan ayay ahayd markii magaalada Gaalakacyo lagu dilay sarkalaak ka tirsanaa laanta Canshuuraha ee wasaarada maamilayada Puntland.

Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada dilka taliyaha.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: