Haweenka gobolka Bari oo baaq ka soo saaray xiisada Bosaaso (dhegayso)

Haweenka gobolka Bari oo baaq ka soo saaray xiisada Bosaaso (dhegayso)

Ugurka haweenka gobolka bari ayaa baaq nabadeed udiray ciidamada iyo malashiyaadka Bosaaso isku horfadhiyay.

Gudoomiyaha Ururka haweenka gobolka bari Maryan Gadood iyo xubnaha haweenka ayaa maanta Daljir la soo xiriiray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com